|

MOURINHO:CAGA JUGLEENTA MAN CITY KAMA BAQEENO.

Macalinka kooxda Real Madrid jose mourinho ayaa sheegay in ay dhab u qaadan doonin caga jugleenta kooxda Manchester city Mourinho ayaa ka qeyb galay kuamo ay kooxda mun city ciyaareesay sababtoo ah asagoo doonayo inuu ogaado qaabka ay u ciyaarto kooxda munchester city .

waxuuna intaa raaciyay in mun city ay heesato ciyaaryahano dunida tayo kaleh laakin se kooxdiisa real Madrid ay kalsooni weyn ku qabto naadiyada qaar oo an qibrado u laheen eufa champions leage ayna si wanagsan ula ciyaari doonan kooxda mun city

“waxaan tagay dhowr ciyaar oo city ay ciyaareso sababtoo ah waxaan raba inaan ogaado qaab ciyaareedkeeda kadibna hoosheyda aan ka qabsado Inkastoo macalin mourinho iyo ciyaaryahankiisa cristiano ronaldo lasheegayay beryahan inee qilaaf wax ku ool ah soo kala dhex galay laakin macalin mourinho ayaa xusin arinkaas asgoona sheegay in mourinho uu ku kalsoon yahay ciyaaryahanada u ciyaara naadiga Real Madrid Inkastoo aynu ognahay in macalin mourinho uu yahay macalin wanaagsan kooxo fara badan n aula soo guuleest koobab kala duwan.

Fetah ali (liida)

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5739

Posted by on Sep 16 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented