|

David silva oo qalinka ku duugay heshiis cusub ( by liida)

Ciyaaryahanka u dhashay wadanka span ayaa heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa munchester city

David silva oo ah 26 sano jir ayaa 5 sano oo cusub u saxiixay kooxdiisa munchester city asagoona aaga harsanaa heshiiskiisii hore mudo dhan 2 sano ilaa iyo xiligii naadiga uu ku soo biiray  sanadii 2010, ee uu kaga soo biiray naadiga Valencia .

Wararka ayaa sheegaya in silva mudo dheer uu u saxiixay naadigiisa lacag gaareesa200,000 oo yuru ah isbuuciiba, kooxda Munchester CiTY na waxe cadeesay in silva uu qalinka ku duugay mudo 5sano ah.

Ciyaaryahanka nafsadee ayaa qiray amaba sheegay inuu ku faraxsanyahay lasii joogida naadiga Munchester City.

“halka waxaan kooxda u ciyaraya mudo 2 sano ah waana ku faraxsanahay kooxda iyo dadka magaaladaba.

“hada waxaan cadeenayaa in aan heshiis cusub u saxiixay naadigega waxaana dareemayaa marki and city joogo inaan gurigega joogo” ayuu Yiri silva.

Hada waxa ay ku guulesatay kooxda Munchester City koobka horyaalka E ngland iyo labo koobood oo kale hada waxee dooneesaa in ay ku Guuleesato koobka Champions League taasina waa sabata ay City ay u dooneso ciyaaryahanadeeda inay sii joogaan kooxda .

Taageerayaasheyda waxee ka war sugayeeen saxiixeega hada riyadooda waan u rumeeyay oo waan saxiixay heshiis cusub waxaana Leeyahay horay aynu u socono oo aan ku guuleysano Champions league .

fetah ali (liida)

 

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5825

Posted by on Sep 18 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented