Giggs oo kacabaaday reer istanbul (by liida) (Sabata Maxay tahay ?Akhri)
Ryan Giggs ayaa qirtay inuusan ilaabi doonin markisii ugu Horeesay ee uu booqdo Istanbul uu kala kulmay ciyaar la yaableh Hadana ay isla kooxdaas ay kuwada kulmi doonaan Istanbul.
Munchester united oo ah koox marka lagula ciyaarayo gurigeeda Aad iyo aad ugu ad adag ayaa waxee Istanbul ku wajihi doontaa kooxda galasataray isbuucan gudahiisa halkaa oo ciyaaryahan Giggs uu ku xasuusto taariq fara badan wax yaabaha Giggs uu Xusay waxaa ka mid cimilada oo aad u xumaa xiligaa waxeena Aheed sanadii 1993.
Waxee aheed lugtii labaad aynu wada yeelana ayaan gurigooda Kuwada ciyaarnay,jawigana wax ayaa ka qaldanaa.
“waaan xasuus aana weligee ilaabi doonin “ Veteran ciyaaryahankii Qadka dhexe uga ciyaarayay kooxda munchester united ayaa yiri.
“waxaan jiray 19 sano, mar alaale marka aan imaanay gegada Diyaaradaha ee Istanbul , dhamaan calamada kooxda galasataray Ayaa kuwada dheganaa meelaha iyo taageero fara badan oo xiligaa Halkaa ku sugnaa, kumanaan taageerayaal ah ayaa halka dhagaha Inagaga qeelinaayay oo weyna nagu buuqayeen.
Taageerayaasha walxo aye nagu soo ganayeen marji aan soo Soconay wadada sidoo kale waxyaalo aye nagu soo ridayeen, Marki aynu imaanay hotelka dibadiisa inkalooo taageerayaasha Ayaa halkaa nagu sugaayay ayagoo halkaa ka qeylinayay Qaadaayayna heeso isla markaana ku celcelinaaya heesta , ayagoo Doonayay inaanan hurdin isla markaana aan u soo jeedno ilaa laga Gaarayo xiliga ciyaarta, dadka waxee telefoono usoo dirayeen Hotelka aynu daganeen.
Ciyaarta ka hor ayaa tababaraha kooxdeena inoo sheegay inaan galno Garoonka, caadina ka dhigano jawiga.
Taageerayaasha waxee joogeen garoonka dhowr saacado in kastoo jawigana Uu iska xumaa ka hor 90 ka daqiiqo ee ciyaarta .
“waxaanu dhex taagneen garoonka dhexdiisa anagoo daawaneeno Taageerayaasha sida ay u heesayeen, mid ayaa istaagaya kan kale ayaa Istaagaya. Giggs ayaa sidaa yir.
FETAH ALI (LIIDA)
www.qubanaha.com
Nagala soo xariir Qubanaha@yahoo.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5830