Afhayeenka Shabaab Cali dheere: Kenya wa ay ku jabtay Dagaaldii ay ku so qaday Kismaayo (Dhageyso)
Afhayenka Al-shabaab cali dhere oo la hadlaayey idaacada Afka shabaab ku hadasha ee Andulus waxaa ka shegay in daglaadii kenya iyo ciidamda Dowlada ay ku soo qaadeen jubooyinka qasatan kismaayo ay ku jabeen oo aysan suuragal noqon donin in kismaayo la qabsado .
kismaayana qabsahsadeeda waxaa ka horeeya dhiig badan oo daata ,isagoo in tasi ku daray in Al.shabaab ay soo rideen Diyaarado Dagaal oo ay leedahay Dowlada Kenya .Halkaan hoose ka Dhageyso Hadalka Cali dheere
http://www.somalimemo.net/local_news/dheere.mp3
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5887