Suarez iyo evra oo is gacan qaadi doona (by liida)
Luiz suarez iyo Patrice evra oo gacanta is gelin doona ka hor kulanka axada ee lawadan kooxood ay kuwada ciyaari doonaan guriga Liverpool anfield waa sida laga soo xigtay warbixinada.
Sida idaacada bbc laga shegay amaba laga sii daayay in labadan ciyaaryahan aysan is garab mari doonin xiliga salaam is weedaarsiga ee labada kooxood sida ay sameeyeen ciyaartii ugu danbeesay ee ay yeeshaan labada kooxood Liverpool iyo munchester united.
Macalin sir alex ayaa horay u sheegay inuu ku dadaali doono wanaaga dhax mari doona labada kooxood si looga gudbo xumaha iyo hurguftanka sports ay wada tabanayaa.
“Waxee noqondoontaa maalin dareen gaar ah leh” waan taageri doonnaa Liverpool wax kasta ha inagu qaadato,waxeenu nahay taagerayaasha Liverpool. Hadaba dad badan ayaa waxe ka war sugayaan waxa kazoo bixi doona iyo sida ciyaartoyda labadan kooxood ay u wada ciyaari doonaan.
fetah ali (liida)
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=5942