|

Arsene wenger:wax wal waha kama qabo ciyaaryahan wilshere

Ciyaaryahankan u dhashay wadanka England ayaa dib ugu soo laabtay tababarka nadiga arsenal maalin nimadii qamiista, mudo dheer kadib markii uu garoomada uu ka maqnaa 14 bilood

Ciyaaryahankan 20 jirka ah ayaa gabi ahaanba ka maqnaa ciyaaraha arsenal mudo dheer asagoo soo wajahay dhaawac kasoo gaaray xaga canqawga, taasina waxee sababtay in ciyaaryahanka uu ka haro euro 2012

Kadib waxaa lagu qasbay in qaliin xaga jilibka ah lagu sameeyo xili ciyaareedkii aynu kazoo gudubnay

Macalin wenger aya sheegay in uu rajeenayay soo laabashada  ciyaaryahan wilshere “waa 20 jir mustaqbal fiican leh kubada cagtana si fiican loogu tix geliyo”sidaa ayuu yiri macalin wenger.

by  liida

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6087

Posted by on Sep 21 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented