|

War deg deg ah Wariye Absuge oo goor dhwo Muqdhso lagu dilay .

Wararka laga helaayo magaalda Muqdisho ee casimada Soomaaliya, ayaa waxaa ay shegayaan in Magalada Muqdisho gowdhow lagu togtay Wariye muqdisho caan ka ahaa loo lagu magacaabo Xasn yuusuf Absuge  waxaana la shegay in ay togten koxo bistoolada ku hubeysan oo aan la garaneynin  wax war ah oo itasi dhafsiisan wali la ma helin waxaan idin ku soo gudbin doonaan wararkeena denbe

ilaah ah u naxariisto  

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6043

Posted by on Sep 21 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented