|

Daawo muuqaalada maleeshiyadii Shabab ee Jowhar oo isu dhiibay Dowladda iyo Amisom.

Kadib markii Dowlada Soomaaliya iyo Ciidamada Amisom ay saakay Weerar ku qaadeen Jowhar ayaa waxaa isoo dhiibay Ciidamo kasoo tagay Jowhar oo Al-shabaab katirsanaa .

Dadkaan oo gaaray Goobaha ay dowlada la wareegeen ayaa laga qaaday Hubka waxaana loo qaaaday Degmada Balcad, waxaa tiradooda lagu sheegay 270 dagaal yahan.

Daawo Sawirrada.

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6162

Posted by on Sep 22 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented