Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda xildhibaan shalay gelinkii dambe lagu dilay magaalada Muqdisho.
Xarakada Al-shababab ayaa shegatay mas,uuliyada dilka loogeysatay Xildhiban katirsanaa Barlamanka Soomaaliya kaasi oo lagu dilay shalay Magalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaaliya sida lagu shaaciyey Barta internetka ee Soomaalimemo ee taagerta Al-shabaab.
halkaan hoose Ka akhri Shegashada A-lshabaab ee Dilka xildhibanka.
www.quabanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6172