Shabakada qubanaha.com oo Heshay Magacyada labada Shaqsi ee isugu soo haray Jagada Ra’iisulwsaaraha Soomaaliya(Akhriso)
Shabakada www.quabnaha.com ayaa heshay magacyada labada shaqsi ee isgu soo Haray Jagada Ra’isuul wasaaraha Soomaaliya ku waasi o kala ah Saciid Farax Garaad iyo iyo Aqoonyahan Cali cisse oo lagayaabo mid kood in Madaxweyne Xasan shiikh uu Magacaabo.
War goordhow naga soo gaaray Magalada Muqdisho, ayaa waxaa uu shegayaa in labadaasi shaqsi mid kood uu noqonaayo Ra,isulwasaaraha Soomaaliya ,oo Maalmahaan oo dhan lahadal hayey cida Noqoneysa .
Saciid Farax Garaad ,ayaa waxaa uu ka soo jedaa Besha Mareexaan ,gaar ahaa Jufada Rer diini halka CALI CISSE uu ka soo jeedo Besha dhulbahante waxaana uu yahaya Aqoonayahay ka yimid mareykanka waxaana siweyn ugu ololeynayo saraakiil iyo madax ka socota Mamulka Kahaatuma.
Labadaan musharax ,ayaa waxaa hada ka fakaraya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan shiikh Maxamuud iyadoona la shegay in waqti badan aysan ku qaadan doonin In uu mid kood magacaabo madama ay ka go,antahay Madaxweynaha in Ra’iisulwasare taye leh oo hogaamin kara xukuumad Tayeysan uu Soo xulo si loo dhaqaajiyo howlaha Horyaala Dowlada Soomaaliya oo ay Ugu weynatahay Aminga .
Wixii war ah ee ku soo kordha kala soco www.qubanaha.com
Nagala sooxariir Qubanaha@yahoo.com
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6348