|

Agaasimaha Madaxtooyada oo beniyey in Lamagacaabay Ra’iisul wasaare .

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Suldaan Axmed Faarax Seed ayaa waxaa uu shegay in aan wali lamagacabin Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo wali madaxweynaha ku mashquulsanyahay cida uu u magacaabilahaa Wasiirka 1aad ee dowlada Soomaaliya.

wararka ka imaanayo Muqdisho ‘ayaa waxaa ay shegayaan in dabaal degyo ay ka dhaceen Magaalada markii suuqa la soo galiyey in Farmaajo lamagacabayoo uu noqday Wasiirka 1aad ee Soomaaliya taasi oo markii dabe benowday.

Suldaan Axmed waxaa sidookale shegay in aan loo bahneyn in magalada  la foodeyo oo laga warsugo Madaxweynaha Soomaaliya oo haatan wali aan magacaabin Ra’iisul wasaare.

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6466

Posted by on Sep 25 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented