|

Barcelona oo khandaraas cusub ka dooneysa Xavi Hernandez (by liida)

Kooxda barcelona ayaa dooneesa in heshiis cusub ay la gasho ciyaaryahan xavi oo hada aaga hartay sano xiligiiuu la joogi ahaa kooxda barcelona.

Wakilka ciyaaryahan xavi ayaa sheegay in kooxda barca ay dooneeso inay heshiis cusub ay la gasho laacibkan qadka dhexe ka ciyaara, inkastoo xavi 2sano  ay aaga dhimantahay xiligii barca uu kula heshiiyay.
xavi waa ciyaaryahan qurqurxiya kubada cagta qaasatan dhexda marka uu ku heysto kubada dhexda,waana ciyaaryahanka keliya ee spanish dhexda sidaa u qurqurxin kara taariiqda sports
Xavi waxuu ku guuleestay premier division, the champions leageu, copa del rey, spanish iyo Uefa super cup ilaa laba goor waxuuna kula guuleestay kooxda catalan iyo waxoo kale uu ku guuleestay European Championhship(laba goor) iyo world cup sanadii 2010 ayuu kula guulestay kooxda qaranka spain.
Xavi ayaa dhexda la shaandha shandeeya ciyaaryahanka saaxibki andres iniesta,
hadaba wakiilka xavi ayaa wax walwal ah ka qabin heshiiska cusub ee xavi.
“Jimcihii hore ayaa kooxda nasoo gaarsiisay damacooda ku aadan in xavi uu usaxiixo heshiis cusub, sababtoo ah ciyaaryahanka heshiiskiisa ayaa ku eg 2014″ correja ayaa sidaa ku yiri Esport3.
“Sidaa darteed waa wax iska caadi ah in aan kawada hadalno arimaha nuucan oo kale,sababtoo ah june hadii lagaaro waqtiga wa sii gawaabsi”
“badanaa waxaan wada hadalnaa ka hor inta aan waqtiga la gaari taana wax dhib ah makeeni doonto.
“marka aan ka hadlo dhanka ciyaaryaka waxuu ogaanayaa in kooxda ay weli kukalsoontahay ayna rabto in kooxda weli uu kusii nagaado”
FETAH ALI (LIIDA)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6533

Posted by on Sep 25 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented