|

MESSI IYO DAVID VILLA OO DOOD KULUL DHEX MARTAY KALANA CAROODAY – (BY LIIDA) -AQRI WARBIXINTAAS

CIYAARYAHANADA LIONEL MESSI IYO DAVID VILLA  OO SI KULUL   ISUGU  JAWAABAY INTII AY KU  GUDA JIREEN CIYAARTII KOOXDA BARCELONA AY LA YEELATAY  KOOXDA GRANADA HORYAALKA SPAIN.

Caradaan ayaa ka danbeesay kagadaal mar ay labadan ciyaaryahan ay kuwada doodeen baas  ay isa  siin Waayen.

Messi ayaa xanaaqay oo wejigiisa ka muuqatay caro kulul  dhowr  goorna pass la ak maray  uusan siinin Ciyaaryahanka  asna  weerarka ah  ee  Barcelona  waa    ciyaar yahan david  villa .

David  villa  ayaa  asna  si  kulul  ugu jawaabay  laacibka  kubada  cagta  ka sameesta  siduu doono waa Ciyaaryahan Lionel Messi, kadibna  labada  ciyaaryahano ay halkaa dood  kulul  ku  dhex  martay garoonka  Dhexdiis ilaa dhowr ilbiriqsi, taa oo keentay in saxaafadaha ay hadal hayaan in labadan ciyaaryahano ay Isku wanaagsaneen kooxda  dhexdeeda.

Si kastaba ha ahaatee waxaa arinkaa qaadacay ciyaaryahan Thiago oo sheegay in murunka uusan aheen Mid xumaata ah ee waa mid ay ciyaaryahanada ay doonayaa in ay wax ku saxaan.

Thiago intaa waxuu ku daray in ciyaaryahanda ay dhacdo mar mar in ay wada doodan laakin ma ahan Mid lo qaadan karo wax dhab ah.

“90,000 oo dad ah ayaa jooga camp nou marka ciyaaryahanada   isma  maqli  karaan taa waxee  keenesa in CIyaaryahanka uu qeyliyo “ Thiago ayaa sidaa yiri.

Kooxda Barcelona ayaa haatan hogaamineesa horyaalka wadanka spain, iyadoo horyaalka uu marayo Bilow,  ayaana la ogeen in saameyn ku yeelan doonto khilaafkan soo kala dhex galay ciyaaryahanada Kooxda Barcelona.

FETAH ALI (LIIDA)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6433

Posted by on Sep 25 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented