Shabakada Qubanaha.com oo heshay Magac nin ka ay u bantahay in uu noqdo Ra’iisul wasaraha Soomaaliya Akhriso Magaca iyo besha u ka so jeedo(Xanta Madaxtooyada)
Wararka laga helaayo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Wadanka Soomaaliya ,ayaa waxaa ay shegayaan in ay dhici karto in Ra;iisul wasaraha Soomaaliya laga Dhigo Aqoonyahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Saacid Faarax Garaad kaasi oo la shegay in uu madaxweynaha Maanta la qaatay Kulan Gaar ah oo ay al baabada u xirnaayeen .
Dad Goobjoogayaal ah oo ku sugan Madaxtooyada diidayna in magacooda la shaaciyo, ayaa u shegay warbaahinta www.qubanaha.com Saacid Farax Garaad in uu yahay nin ka ay u badantahay in uu Madaxweyne xasan Shiikh Maxamuud u doorto in uu Noqdo Wasiirka 1aad ee Dowlada Soomaaliya afarta Sano ee soo socota.
Saacid Faarax Garaad ,ayaa waxaa uu ka soo jedaa Besha Mareexaan Gaar ahaan Jufada rer Dini waxana uu garab weyn ka heysataa beshiisa iyo Xubno muhiim ah oo ka tirsan besha caalamka ku waasi oo siweyn ugu ololeynaayo in uu noqdo Wasiiraka 1aad ee Dowlada Somaaliyeed.
Aqalka Madaxtoyada ayaa aad mashquul u ah iyadoo xuslduub badani uu ka jira halkaasi waxaan lasheagyaa in madaxweynaha uu lakulmay oo kaliya Saacid Farax Garaad tasi oo dhalisay shaki weyn oo abuuray in laga yaabo in lamagacaabo bari ama saadanbe.
wixii warar ah ee ku soo kodha warkaan warka magacaabsita Ra’iisulwasaraha soomaalia Ka la soco www.qubanaha.com
Nagala soo xariir qubanaha@yahoo.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6519