|

TABABARE ROBERT DI MATTEO OO KA HADLAY MUSTAQBALKA ASHLEY COLE (BY LIIDA)

Macalin Di matteo ayaa aad ugu kalsoon mustaqbalka ciyaaryahan Ashley  cole uuna rajeenayo in uu Saxiix cusub qalinka ku duugi doono  inta aan la gaarin bisha January .

Ciyaaryahan Ashley cole ayaa goolkii kooxdiisa Chelsea ku badisay u dhaliyay kulankii aya la ciyaartay Kooxda kubada cagta ee stoke city,taa oo keentay in kooxda Chelsea ay weli hayso hogaanka tartanka Horyaalka premier league ee wadanka England.

Goolkaa kadib ayuu cole yiri “waxaan moodaa in aan dhameestiranahay, si aanan horey aheen”

RObert Di matteo oo aan wax cabsi ah aan ka qabin ciyaaryahan cole uu aminsanyahay in uu yahay Legend Chelsea,

“Kalsooni ayaan ku qabaa in heshiis cusub uu saxiixi doono, “sidaa waxaa yiri tababare Di matteo kadib Goolkii guusha ee uu hogaanka gacantu ugu geliyay kooxda Chelsea”

Hadaba waxaan la ogeen  go   aanka uu qaadan doono ciyaaryahan Ashley Cole mustaqbalkiisa ciyaareed Ee kooxda Chelsea  oo haatan hogaanka premier league England heysa

 

FETAH ALI (LIIDA)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6437

Posted by on Sep 25 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented