|

Dagaalada Kismaayo oo warar kala duwan ay ka soo baxayaan (Akhriso)

Wararka laga helaayo Magaalada Kismaayo,ayaa waxaa ay shegayaan in gudaha Magaalada uu dagaal qaraar ka socdo iyadoo ciidamda dowlada iyo ku wa Amisom ay dib u gu rasho soo sameyeen ,kadib markii Dagaalyahanadii Al-shabaab ay dhinacayo badan oo Mgaalada ay Dgaal ka sooqaadeen.

wararka ayaa waxaa ay shegayaan in Dagaalyahanda  shabaab ay Magaalada in teead badan Wali ay heystaan oo aan laga wada saarin Magaalada Waxaana Magaalada Qeybo ka mid ah ku socda Madaafiic Laga sootuuraayo Dhinaca Bada oo Lala beegsanaayo Meelaha uu shaabka Hubka Xoogan uu u yaalo .

Qasaraha Dagaalka Kasocdo kismaayo ayaa waxaa lashegay in uu badanyahay iyadoo dad Tiro badan oo shacab ahna ay ku go,doonsanyihiin Magaalada gudaheeda,taasi oo dhalin karto Qasaaro Aad ubadan oo Soogaara dadka Rayidka ah.

Wixii ku soo kordha dagaalka Kismaayo Ka la soco  www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6834

Posted by on Sep 28 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented