|

Maxaad ka la socotaa Magaalada Kismaayo Cawa? (Akhriso)

Goob joogayaal ku sugan Magaalada Kismaayo oo ay xiriir la sameysay  Shabakada www.qubanaha.com ayaa waxaa ay xaqiijiyeen in Magaalada ay wali ka taliyaan  Xoogaga Al-shabaab ,ciidamada Dowlada iyo ku wa AMISOM ay jogaan daafaha Magalada Kismaayo.

Xalada Magaalada ayaa degan ,caawa waxaaana Jira Guluf colaadeed oo laba da dhinac ah , iyadoo wali an sirasmi ah loo qaiijinin qasaaraha ay sababeen dagaalada Maanta Dhacay hadana waxaa jira Dhimasho iyo Dhaaawac labada dhinac ah ,iyo dad rayid intaba ku wasi oo aan tiro ahaan la ogeyn.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay maanta in ay gacanta ku dhigeen Magalada Ksimaayo ,taasi oo aan wali si toos ah ugu hadlin dowlada Soomaaliyeed ,in kastoo Sarkaal sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya uu sheagay in Cidamdooda ay Magalada gudaha ugaleen.

www.qubanaha.com

Nagala Sooxariir Qubanaha@yahoo.com

 

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6856

Posted by on Sep 28 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented