|

Siyaasi aan la fileyn oo loo laga yaabo in laga dhigo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya (waa kee Siyaasigaasi ? Akhri (Xanta Madaxtoyada)

Iyadoo wali uu ku jiro Madaxweynaha Soomaaliya la tashiyadii ugu danbeyey ee ku aadanaa dhinaca Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ,ayaa waxa nasoo gaararyo war isa sootaraayo oo ku sabsan xusulduubka ay ku jiraan siyaasiyiinta usharaxan Xilka Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya.

Besha Mareexaan oo iyada hada ay u badantahay in la siyo Jagada Wasiirka 1aad ee dowlada Soomaaliya ,ayaa waxaa so badanaayo siyaasiyiinta beshaasi oo u tartamaayo xilka Ra’iisulwasare .

Siyasiga C/Wali Sheekh Axmed ee ka soo jeda besha Marexaan gaar ahaan Jufada Reer Ugaas Shar Ma‘arke ayaa waxaa uu isna ku soo biiray dhawaan tartanka Ra’iisulwasare waxaana hadalheynta shalay ilaa xalay ee Madaxtooyada iyo guud ahaan muqdisho ay aheyd in uu Cabdiwali yahay shaqsiga ay u badantahay in laga dhigo Ra’iisulwasare .

Siyaasi ay si aad ah saaxiibo u yihiin Cabdiwali Shiikh Axmed ayaa u shegay Shabakada www.qubanaha.com in uu Cabdiwali la kul may Xalay Madaxweynaha Soomaaliya oo labo maalomod ka hor ay balameen waxaana la shegay in Madaxweynaha uu ku qancay Cabdiwali ay na dhici karto in la soo magacaabo ,maalmaha soo socda.

Besha marexaana ayaa waxaa ay tahay besha ugu badan ee ay siyaasiyiintooda is ku garbinayaan Jagada Ra’iisulwasare waxaana tartanka ku jirata ,1-Maxamed C/lahi Farmaajo 2-Maxamed Barre 3-Saacid Farax 4-Doodihso 5 Cabdiwali sheikh Maxamed waxaana taasi ay ka dhigeysaa in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheikh uu doonaayo in Beshaasi Siyaasi ka socda uu ka dhigo Ra’iisulwasaare.

www.qubanaha.com ka la soco Warar suagan oo xaqiiq ah

Nagala Sooxariir  qubanaha@yahoo.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6773

Posted by on Sep 28 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented