|

Tom Cleverly oo u goodiyay kooxaha kale ee premeir leageu (BY LIIDA)

Cleverly ayaa sheegay in manchester united ay diyaar u tahay iska dhicinta kooxaha kale ee Horyaalka ka ciyaara.

Cleverly ayaa rajeenayo in tartanka dhibco badan ay ku hogaamin doonaan, dhamaana inta uu Socdo horyaalka ay hay doonaan hogaanka horyaalkaas.
Kadib markii mun utd ay ku guul dareesatay qaadista horyaalka england xili ciyaaredkii hore Ka gadaal marki hal gool ay ka saramartay kooxda  Mun city oo ay daris yihiin
Haatan macalin sir alex ferguson ayaa ku dadaalaya in wax qalad ah uusan dhicin.
Cleverly ayaa yiri” weynu ognahay marki aan ku guuleesaneeno 3-0  waxaan u baahan nahay Inaan ku badino ilaa 5-0 amaba 6-0  gool.
“Maba ahan mid loo baahan yahay in macalinkeena uu noo sheego in aan dadaalno aana Dhinac u dhicin sidii tartankii hore oo aan kasoo gudubnay”
23 jirkan ayaa sheegay i
 Kooxda mu utd ay u baahan tahay in il gooni ah ay ku eegto kooxaha kale ee horyaalka ka Ciyaara, aysan isu mashquulin mun city oo kaliya.
Waxa uu kula taliyay kooxdiisa mun utd in Arsenal iyo Chelsea ayagana u tartamayaan Hogaaminta horyaalka ee xili ciyaareedkan.
Waxa uu yiri: “qaabka ay kafartan kooxood ay kuwada bilaaben horyaalka , marki aad eegto Waxaad arkeysa in uu yahay tankan 4 fardood oo wada tartamaya.
“Arsenal qaab ciyaared keda wuu wanaagsan yahay, Chelsea ayana si wanaagsan ayee guulo Ku gaartaa aad ayee u wanaagsan tahay xili ciyaaredkan.
“Waa sida fardo is daba cararayo oo kale, hadii hal kulan aad guul dareesato kooxaha kale Ayaa badinayo.
“Ciyaarahaaga waa inaad badisaa isbuuc kasta, 3 kulan ama 4 kulan oo xun hadii ay kusoo Maraan aad ayee halis u tahay, waxa ay ila tahay xili ciyaaredkan waa kii ugu adkaa ebad”
Cleverly ayaa ku dhiiran in waqtigii tagay laga kabsan karo, ka gadaal markii uu asaga soo Gaaray dhaawac xaga qoobka ah /canqawga.
Waxuu intaa ku daray: ” waxaan rabaa in kulama badan lee safo waxaan muujin lahaa waxa Aan ahay, taagerayasha , macalinka iyo ciyaaryahanada kale,laakin  inta badan aniga ayaa is Muujin lahaa nafsadeeda..
“Waxaana rajenayaa horyalka marka uu dhamaado in in bilado leygu  siin doono waxa aan Sameen doono.”
Hadal kan kasoo yeeraya ciyaaryahan cleverly ayaa imaanaya xili haatan uu soconaya Horyaalka england ee premeir leageu, waxaana hogaanka haya kooxda chelsea oo ilaa 1 Dhibic kaga hogaamineysa kooxda mun utd.
FETAH ALI (LIIDA)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6792

Posted by on Sep 28 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented