|

Roben oo ka maqnaan doono kulanka werder bremen.

Ciyaaryahan robben aya dhaawac soo gaaray ka gadaal marki u ku dhaawac may ciyaartii Kooxda munich iyo wolfsburg
Ciyaaryahan kan caalamia ah una ciyaara xulka qaranka netherland ayaa ku dhaawacmay Ciyaar dhex martay kooxda bayern munich iyo kooxda wolfsburg in kastoo kooxda bayern ee Ku guuleesatay 3-0 isbuucan dhexdiis hadana waxaa dhaawac kasoo gaaray ciyaaryahan Robben.
Beyern ayaa rajo weyn ka qabtay  in Robben uu caafimaadkiisa wanaagsanan doono  ciyaarta Kooxda munich ay la ciyaari doonto kooxda Werder Bremen, laakin waxaa website kooxda Munich ay leedahay lagu cadeeyay in ciyaaryahankan garabka kaga ciyaara kooxda munich uu Maqnaan doono ciyaartaas.
Inkastoo naadiga ay niyada ku dhisan kareso soo laabashada ciyaaryahanada Muller iyo Javi Martinez ka gadaal markii ay ku maqnayeen hargab iyo madax xanuun iyo  dhaawac xaga Lugta ah
Fetah ali (liida)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=6969

Posted by on Sep 29 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented