|

Kagawa oo la qabsaday cunto dhaqa meedka England iyo mun utd.

xidigan u ciyaara kooxda mun utd ayaa jeclaaday cunta dhaqamedka england ee mun utd

Ciyaaryahankan reer japan ayaa ka helay hal nooc oo cunta ah, taa uu dalbado marka uu Doonayo cunto xiliga traing ka ee kooxda

Xidigan mun utd ayaa cuntooyinka qaar an cunin laakin dadka ku shaqada leh cuntada naadiga Mun utd ayaa usoo diyaariya ciyaaryahanada kooxda cunto caafimaad leh si ciyaar yahanada Ay u jecleestaan

Ilo wareed ku ag dhow Kagawa ayaa sheegaya in ciyaaryahanku weli uusan la kulmin Cuntooyinkii mac macaanaa laakin uu ku qanacsanyahay cuntooyinka England iyo kooxda mun Utd.

Kagawa waa ciyaaryahan aqlaaq leh, aan badnen cawashadiisa, waa ciyaaryahan ku qanacsan Kooxda mun utd.

Ciyaaryahankan kooxda mun utd kusoo iibsatay 17 milyan ayaa haatan la qabsaday nolosha Old trafford.

Fetah Ali (liida)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7024

Posted by on Sep 30 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented