Barnaamijka Wariyoow waa sidee Xaalkaaga? ee Warbahinta Qubanaha (Dhageyso)
Barnaamijkaan lamagac baxay wariyoow Waa sidee Xaalkaaga waxaa aan ugu talagalnay Hadii aanahay Bahda Warbaahita Qubanaha in ana ku ogaano Waxyaabaha Kalifikara In wariyaha Soomaaliyeed la ogaarsado ,waxaana barnaamjikaan oo noqonaayo taxane aan ku casumi doonaa wariyaasha Soomaalida iyo xubnaha Ka shaqeya xuquuda insaanka ee Soomaaliya.
Barmajikaan waa kii labaad ee aan qabano ,waxana Kaqeybqadanaya, wariyaasha kala ah C/risaaq Bulqaas, Bile Gurxan Axmed iyo Ikraan Cali Kaar .waxaan idiin daadi hinaayo Tifaftiraha Qubanaha.com oo fikirkaan Lahaa Cabdulahi Maxamed Xuseen (Taajiroow) Waxana qeyb Muhiim ah oo dhanka duubista ah Ka Qaatay Wariye Fiidow Maxamuud Fiidow, waxaana Barnaamijkan Edit Gareeyay Bulqaas.
dhageysi wacan
Barnaamijka Waa sidee Xaalkaaga
hadii aad jeceshahay in aad ka qeyb qadato Barnaamjikaan waxaad Nagala sooxariirtaa Qubanaha@yahoo.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7409