Jaaliyada Besha Jiido ee North America oo Ugu baaqday Madaxda Cusub ee Soomaaliya in ay Si taxadar leh u la socdaan Waxyabaha Ka dhacaya G/sh/Hoose.(Warsaxaafadeed)
jaaliyada beesha jiido ee North Amerika. degaan ahaana kasoo jeeda gobolada Sh/Hoose iyo Banaadir.
marka hore waxay hanbalyo iyo bogaadin udirayaan Madaxweynaha dalka Soomaaliya
Md:Xasan Sheekh Maxamuud iyo g/baarlamaanka Soomaaliyeed, Mudane:Maxamed Cusmaan Jawaari, waxay leeyihiin hanbalyo allaha idin fududeeyo xilka aad ku guuleysateen waxaa tahiin dadkii lasugaayey insha allah waxaan idin rajeynaynaa guul iyo horumar, sidokale waxay aad uga xunyiihiin dhibaatooyinka loogaysano shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan guud ahaan Soomaaliya agaar ahaan magaalada Muqdisho iyo gobolka Shabeelaha Hoose waxay baaq udirayaan dadka dhibaatada kuhaya barakicinta iyo bobka dhulbeereed.
aad u farabadan oo ay leeyihiin dadka degaanka gobolka Sh/hoose gaar ahaan degmooyinka Kurtunwaarey iyo Sablaale taas oo noqotey mid joogta ah aan marnaba laga daalinl mudo 21ka sano lasoo dhaafey dhac iyo barakicin dadka dagan degmooyin ka aan kor kusoo sheegnay lagu haayey. hadaba waxaan uga baaqeynaa dadka caadiyeys tay in ay wax dhacaan ha ogaadeen xisaabtu way dhow dahay waxa aad geysateen waa diiwaan gashan yihiin dadka aad macagaca maamul aad ku shir qoosheen iyo kuwa aad xoga u sheegateen dhamaan waan ognahay waxaan dowlada dowlada Soomaaliyeed ugu baaqeynaa in ay lasocoto waxa ka dhacayaa G/bolka Shabeelaha Hoose oo xadgudub ah waxaan halkaan ka cadey naynaa in ay jiraan qabaailo isku soo bahaystay in ay xadgubaan si ay u xalaashadaan xoolaha dadka ku dhaqan degmooyinka sida Kurtunwaarey & Sablaale.
waxaa sicad aanan leex leexad leheen u sheegaynaa marnaba in aanan laga hari doonin waqti kasta hanagu qaadatee
waxaan baaqaan ugubineynaa heyada ka howl gala dalka gudihiisa iyo dibada sida hayada xuquul insaanka kuwa qaramada midoobey
waxaa baaqaan saxaafa u aqriyey
afhayeen jaaliyada Beesha jiido gaar ahaan hafiye waa
Yusuf Saciid Cumar (Kowneyn) yusufsaciid@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7454