|

Degmada Warta Nabada oo ku guuleysatay Tartan Aqooneed Sporti (Daawo Sawiro)

Degamada Warta Nabada ,oo looga dabadhacay Dhanka Aqonta sports ka ayaa  guul weyn ka soo hoyday Tartan aqooneed ay siwad jir ah u soo qaban qaabiyeen Idacada Goal Fm iyo ururka gubacagta Soomaalieed ,iyadoo Degamada Warta Nabada ay ga kuuleysatay Degmada Shibis .

Xaflad siweyn loo soo abaabulay oo xalay ka dhacday Xarunta Degmada warta nabada ayaa waxaa hadal Hanbalyo iyo taageero ah isugu jira ka jedisay Gudoomiyaha degmadaasi ,Morwo Deeqo.

Xaflada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Bahada sportska Soomaaliyeed iyo Dhalinyaro  badan oo Ah dhaliyarada degmada Warta nabada, waxaana tartan aqooneed kaan uu so socaday ilaa iyo soonka.

Halkaan hoose ka akhriso Dad kii ka soo qeybgalay

 

dhanka jaaliyadda waxaa ka  yimaaday Faarax Maxamed Faarax Shop, iyo Cabdullaahi Hersi  weli oo ka yimaadeen dalka Uk

 qabaqaabiyaasha  tartanka

Nuur Deeq iyo bunka Guddoomiyaha Dhalinradda shuceyb iyo nasiib daahir Saacid Birqaaye iyo najiib cali dhagaroos 
 

 Daawo Sawiro.

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7571

Posted by on Oct 5 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented