|

Madaxwenaha Soomaaliya oo la shegay in uu gacanta ku soo dhigay Qofkii qaban lahaa Jagada Ra’iisulwasaare .(waa ku ma Qofkaasi ?Akhri)

Wararka naga soo gaaraayo magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya, ayaa waxaa ay shegayaan in Madaxweynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqidoono ,ugu danbeyn Ra,iisul wasaraha Somaaliya 24 sac ee soo socda ,waxaaana macquul ah in Madaxweynaha uu u xusho Jagadaasi Abdiqadir Farax Shirdoon Saacid.oo ka soo jeda besha Mareexaan.

Madaxweyne xasan shiikh Maxamuud ayaa waxaa ugu danbeyn lashagay in uu go’ aansaday in Jagada Ra,iisulwasaare Faraha kasaaro Abdulqadir Farax Shirdoon Saacid ,oo ah siyaasi siweyn looga yaqaano wadanka Soomaaliya,

Shabakada Qubanaha .com oo marka uu warkaani soo baxay la xiriirtay Rag si aad ah ugu dhow Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay heshay war ah in ay dhicikarto in Maxweynaha Saacid Magacaabo.

Abdiqadir Farax Shirdoon Saacid ,waxaa uu kamid ahaa raga sida weyn u doonaayey qabashada Xilka Ra,iisulwasaare 4ta sano ee soo socota ,waxaana lashegay in uu haatan ku suganyahay Madaxtooyada Soomaaliya oo uu is ku diyaarinaayo Qabashada Xilka Ra’iisulwasaraha Soomaaliya.

Wiix ku soo kordha warkan ka la soco www.qubanaha.com

Qubanaha@yahoo.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7594

Posted by on Oct 5 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented