Mata oo laga reebay kulamada spain ay la ciyaari doonto kooxaha Belarus iyo France.
Weerar yahanka kooxda chelsea ayaa ka maqnaandoona kulamada wadanka spain ay ;la Ciyaari doonto kooxaha qaranka Belarus iyo France.
Ciyaaryahankan oo ah 24 jir ayaa kooxdiisa chelsea codsi ay u dirtay macalinka xulka qaranka Spain Vicente del Bosque ayaa lagaga reebay ciyaaraha xulka spain, si uu uga qeeb qaato Ciyaaraha kooxda chelsea.
Ciyaaryahan mata ayaaka mid ahaa ciyaartoyda ku guulesatay koobka qaarada yurub ee Sanadan
Hadaba macalinka xulka qaranka spain ayaa soo xushay ciyaaryahanada kala ah:
Spain squad: Iker Casillas (Real Madrid), Victor Valdes (Barcelona), Jose Reina (Liverpool); Alvaro Arbeloa (Real Madrid), Sergio Ramos (Real Madrid), Raul Albiol (Real Madrid), Jordi Alba (Barcelona), Nacho Monreal (Malaga), Juanfran Torres (Atletico Madrid); Xabi Alonso (Real Madrid), Sergio Busquets (Barcelona), Xavi (Barcelona), Andres Iniesta (Barcelona), Javi Martinez (Bayern Munich), Cesc Fabregas (Barcelona), David Silva (Manchester City), Benat Etxebarria (Real Betis), Santi Cazorla (Arsenal), Pedro Rodriguez (Barcelona), Jesus Navas (Sevilla); Fernando Torres (Chelsea), David Villa (Barcelona), Roberto Soldado (Valencia).
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7558