Mourinho 200 oo page ayaan ka qori kara Balotelli (by liida)
Tababarihii hore ee kooxda inter milan ayaa waqti adag soo wada qaaten ciyaaryahan mario balotelli, haatanna usoo jeedinayo in naadiga haatan uu la joogo ay tahay naadi wanaagsan.
Mourinho ayaa sheegay in ciyaaryahan Balotelli uu yahay ciyaaryahan funny badan ama Sameeya wax yaabo mararka qaar lagu qoslo.
Tababare mourinho ayaa ka sheekeeyay waqtigii ay soo wada qaateen laacibkan kuna Tilmaamay in mario uu yahay ciyaaryahan laacib ah laakin xaga carada marka loo eego uu Yahay wiil caro badan inta lagu guda jiro garoonka.
Mourinho ayaa yiri “qisada ama sheekada Balotelli buuk laba boqol (200) page ah ayaan ka Qori karaa, laakin sheekadaas ma ahan sheeko jaceyl ama sheeko kale laakin waa sheeko Qosol ah, sababtoo ah ayaa yiri ciyaaryahanku waa funny ama wuu qosol badan yahay.
Mourinho ayaa yiri hadii Balotelli uu la shaqeen wayo ama uusan la macaamili waayo Tababare mancini weligii lama macaamilayo tababarayasha kale .
Mourinho intaa waxuu ku daray macalinka haatan leyliyo mun city iyo Balotelli waa isku af oo Hal luuqad ayee kuwada hadlaan marka waa in aqlaaq fiican uu muujiyaa ayuu yiri Mourinho.
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7534