Top 10 El Clasicos Barcelona iyo Real Madrid (by liida)
waxaa muran ka taagnen in kulanka aduunka ugu adag in uu yahay ciyaarta labada kooxood ee Real Madrid iyo Barcelona ay wada ciyaaran ee lagu magacaabo El Clasico.
Ronaldo iyo Messi ayaa xifaaltan xaga kubada cagta ah ka dhaxeesa, ayagoona ka dhigay kubada cagta waxyaabo aan horay loo arag.
Hadaba 10 kii kulan ee ugu qatar sanaa ama ilaa haatan aan la ilaawi karin ee labadan kooxod Wada yeesheen ayaa ahaa.
13 june 1943 copa del Rey semi final second leg-real madrid 11-1 barcelona
December 4th 1960 – La Liga – Barcelona 3-5 Real Madrid
January 27th 1963 – La Liga – Barcelona 1-5 Real Madrid
January 8th 1994 – La Liga – Barcelona 5-0 Real Madrid
March 17th 2002 – La Liga – Barcelona 1-1 Real Madrid
April 23rd 2002 – Champions League semi-final first Leg – Barcelona 0-2 Real Madrid
March 10th 2007 – La Liga – Barcelona 3-3 Real Madrid
November 29th 2010 – La Liga – Barcelona 5-0 Real Madrid
April 27th 2011 – Champions League semi-final first Leg – Real Madrid 0-2 Barcelona
August 29th 2012 – Spanish Super Cup second Leg - Real Madrid 2-1 Barcelona.
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7539