Adam Johnson oo ku til maamay mun city inaysan aheyn koox lagu biiro.
Ciyaaryahan johnson ayaa walaac ka muujiyay mustaqbalka ciyaaryahanada da yarta ee ku Sugan naadiga mun city.
Adam Johnson ayaa inka badan 2 xili ciyaareed la qaatay kooxda mun city.
Waxuna kula dardaarmay da yarta mustaqbal ka leh in ay u ciyaaran xulka qaranka england Inaysan ku biirin kooxda mun city sababtoo ah ayuu yiri fursad ay ku ciyaaran lama siin doono Kooxda mun city ma u ogolaan doonto in ay ciyaaran si ciyaar wanaagsan usoo bandhigaan Kadibna lagu daro xulka England.
Adam Johnson ayaa yiri: “hadii ciyaaryahan yar aan ahaan lahaa maba aan ku biiri laheen mun City”
Wee wanaagsantahay marka kooxda mun city oo kale ay kuu yimaadan kuna dalbadaan in aad U ciyaarto, laakin fursad aad ku dheesho si aad ku hesho wey adagtahay.
“Hadii ciyaaryahanku u ku biiro mun city, kooxda oo kaliya ayuu ka tirsanyahay laakin ma u Ciyaari doono”
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7626