|

Akhri Isu diyaarinta El Clasico (by liida)

Macalinka kooxda kubada cagta ee faca weyn real madrid  ayaa sheegay in kalsooni uu ku Qabo kooxdiisa.

Kooxda real madrid ayaa xiligan ku dadaaleesa sidii ay ugu guulesan lahayen horyaalka spain .
Inkastoo kooxda weyn barcelona ee haatan hogaamineso horyalka spain, barcelona ayaa Haatan isu diyaarineesa ka hortagista kooxda real madrid.
Mana ahan markii ugu horeesay ee labadan kooxod ay iska horyimaadan, kooxahan ayaa Waxaa soo dhex maray hurguf kubadeed oo ilaa haatan gaartay in ciyaaryahanada dunida ugu Qaalisan ay ku wada tartamaan El Clasico ayagoona u kala ciyaara labadan kooxood waa Real Madrid iyo kooxda Barcelona waa Ronaldo iyo Messi.
Ciyaartan adag e labadan kooxod dhex mari doonta ayaa lawada sugayaa dunida o dhan waxaana la hadal hayaa cida badin doontawaa kuma, laakin kubad waa nasiib waana cad iyo madow.
Adigoo wanaagsan ayaa lagaa badinkaraa, adikoo wanaagsaneenna waad badain kartaaa.
Si kastaba ha ahate waxaa lasugayaa kulanka habeen danbe ay wada yeelanayaa labadan Kooxod waxa uu ku dhamaan doona iyo cida guuleesata kulankan xasaasiga ah ee dhax mari Doona labadan kooxood.
kulankan beri iyo faahfaahinta kulankan waxaa idinkugu soo gudbin doon naa www.qubanaha.com
Fetah Ali (liida)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7648

Posted by on Oct 6 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented