|

Madaxweynaha Somaaaliya oo Magacaabay Ra,iisulwasaraha Dalka.(Akhriso )

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamed ayaa goor dhow magacaabay Ra’isulwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid )  oo ah aqoonyahan soomaaliyeed ayaa noqonaya Raisuul wasaaraha Soomaaliya Mudada Afarta sano ee socota ,waxaana lagu wadaa in dhawaan la horgeeyo Barlamanka Soomaaliya si ay u ansixiyaan.

Cabdi Farx shirdoon ayaa waxaa uu ahaa Dad ka sida aad ka ah ugu tartamaayey Jagaa Ra’iisulwasaraha soomaaliya,waxaan tartan kula jiray Musharixiin Ay halbeel ka soow ada jeedaan sida Maxamed C/laahi Farmaajo.

shabakada Qubanaha.com ayaa waxaa ay horey u shegtay in uu Mr shirdoon loo xushay in uu yahay Ra’iisulwasaaraha soomaaliya,taasi oo maanta rumowday.

wiix war ah ee ku soo kordha wararkan ka la soco www.qubanaha.com

nagala soo xariir qubanaha@yahoo.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7637

Posted by on Oct 6 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented