Santi Cazorla oo diiday in loogu yeero new Cesc (by liida)
Ciyaaryahan Cazorla oo ka codsaday taageerayaasha kooxda kubada cagta Arsenal in aysan ugu yeerin Febricas ka cusub.
Ciyaaryahankan laacibka ah ee kusoo biiray arsenal xiliciyaaredkan ayaa isbadal ka muujiyay Kooxda kubada cagta ee Arsenal asagoona wacdaro ka dhigay horyaalka England iyo Champions Leageu.
Taageerayasha Arsenal ayaa ku qancay sida wanaagsan ee ciyaaryahankan u ciyaara iyo Asagoo hami wanaagsan ku beeray naadiga Arsenal, in ay ku guuleesan karaan horyaalka England waa hadii sida haatan ay kooxda u ciyaarta ay ku sii wado qaab ciyaareedkooda.
Cazorla ayaa yiri “anigu febrisac ma ihi, mana ahan in leela bar bardhigi laacibka weyn ee Febricas, aniga Cazorla ayan ahay mana aha in leela barbar dhigo laabka weyn Cesc.”
“Cesc iyo aniga laba style ayaan kala nahay xitaa iskuma kubad dhawni waayo Cesc waa Ciyaaryahan qaali ah una qalma in lagu xuso taariqda.”
Cazorla ayaa ku caawiyay kooxda Arsenal in si wanaagsan ay ku bilowdo horyaalka England Iyo Champions Leageu.
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7620