Steven Gerrard: mustaqbalkeega ciyaared liverpool ayaa ku dhameesanayaa.
Gerarrd ayaa sheegay in liverpool uu ku dhameesan doono mustaqbalkiisa ciyaareed.
Laacibkan ayaa sheegay in damac uusan ka hayn inuu ka tago naadiga liverpool, waxuuna Doonayaa in uu ku dhamesto ciyaaraha kooxda liverpool
Gerarrd ayaa heshiiskisa uuku eg yahay dhamaadka 2013-14, laakin waxuu rajeenayaa in Dhowr sano uu sii ciyaaro kooxda liverpool, uuna yiraahdo anfield ka tagi maayo weligee.
Gerrard ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu ku dhameesto mustaqbalkiisa kooxda Liverpool.
Gerrard ayaa yiri: koox waliba wey og soon tahay in aan liverpool lagu soo dag dagi karin, Kooxduna tahay koox weyn.
Fetah ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7660