|

Falcao oo doonaya in u soo caga dhigto horyaalka England (by liida)

Weraryahanka kooxda Athletic Bilbao ayaa quud dareenaya  in uu yimaado wadanka England Si uu kaga qeebqaato horyaalka England

Ciyaaryahanka caalamiga ah ee u dhashay wadanka Colombia ayaa suurta gal ay tahay hadii Kooxda Chelsea ay bixiso lacago macquul ah uu ku  biiri doona kooxda Chelsea.
Kooxda Chelsea ayaa damacsan in bisha January marka uu furmo suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda ay lasoo wareegan ciyaaryahankan.
Falcao ayaa yiri ” maalin un waxaan jecelaan lahaa in aan ka ciyaaro horyaalka England”
“Horyaalka England waan daawan jiray oo waxaan daawan jiray xiligii ay ciyaari jireen Roy Keane, Eric Cantona, zola iyo ciyaaryahankii aan jeclaan in aan ku daydo waa Asprilla oo u Ciyaari jiray kooxda Newcastle.
Fetah Ali (liida)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7690

Posted by on Oct 7 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented