Magacyada dadka ka dambeeya dilka wariyeyaasha Muqdisho oo la shaaciyay (Daawo waraysi Video)
Wariye ka soo cararay Soomaaliya laguna magacaabo C/risaaq Kampala ayaa laga waraystay Xaalada Suxufiyiinta & Cida leh Masuuliyada dilalka wariyayaasha
Wariyahan waxaa uu kamid ahaa wariyeyaashii ka howlgali jiray Idaacadii (I.Q.K) Quraanka Kariim-ka ee magaalada Muqdisho isagoo sidoo kale website-yo ay kamid yihiin Bartamaha, iyo Shacabka wax ku qori jiray.
Wariye Kampaala waxaa uu hada ku sugan yahay dalka Dibadiisa waxaana uu daaha ka rogay cida ugaadhssiga dilka ah ku haysa Suxufiyiinta Soomaaliyed kuwaasoo qaarkood uu wariyahani carabaabay inay saaxiibo dhow ahaayeen balse ay ku noqdeen beerba laf kama filaneyn.
hadaba halkan hoose ka daawo waraysi laga Qaaday Suxufigan oo uu kaga waramayo arintan Halkan ka Daawo Waraysiga Wariyaha
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7708