|

Oscar oo ka dhaadhicinayo Neymar inu kusoo biiro Chelsea (by liida)

Neymar ayaa sheegay in saaxibkii Oscar uu ku qalqaalinayo inuu kula soo biiro kooxda Chelsea . 
Ciyaaryahankan ayaa lagu waday in uu ku  biiri doono kooxaha Real Madrid iyo Barcelona xili Ciyaaredka soo socda.
Laakin kadib Oscar marki u ka ciyaaray horyaalka England iyo kooxda ka hisan London waa Chelsea ayaa uu ku war geliyay Neymar in uu kusoo biiro kooxda Chelsea.
Neymara ayaa yiri” Oscar ayaa message yo ii soo diray asagoona ii sheegayo in kooxda Chelsea ay tahay koox weyn oona wanaagasan  iyo magaalada London ay tahay magaalo aad u Qurux badan.”
Asaga iyo alves kooxahooda ayee ila doonayaan, laakin mustaqbalkeyga waan sugaya meesha Uu ku dan beyn doona ayuu yiri ciyaaryahanka laacibka ah ee u dhashay wadanka Brazil.”
Neymar ayaa yiri”hadii Barcelona ama real madrid amaba kooxda Chelsea ay kusoo dalbadan Waa inaa dhagesataa waayo ayuu yiri waa kooxo waa weyn”
Fetah Ali (liida)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=7686

Posted by on Oct 7 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented