|

Shelvey iyo Bertrand oo lagu daray xulka qaranka England (by liida)

Jonjo Shelvey  ayaa loo soo xushay in uu kamid noqon doona ciyaaryahanada ka qeeb qaadan Doona isreeb reebka koobka aduunka oo kooxda qaranka England ciyaari doonta.

Roy Hodgson aya xulka qaranka ingiriiska kusoo daray ciyaaryahanka kooxda Liverpool Jonjo Shelvey, asagoona ka qeeb qaadan doona ciyaarta  maalinta jimcaha   xulka England uu la Ciyaari doono xulka San Marino iyo ciyaarta kale ee poland ay la ciyaari doonan maalinta Talaadada ah.
Waxaa asna lagu soo daray ciyaaryahanka kooxda Chelsea xaga daafaca aaga ciyaara waa Ciyaaryahan Bertrand oo asagana badal u noqon doona ciyaaryahan Gibbs oo asaga soo gaaray Dhaawac.
Sidoo kale  ciyaaryahan Shelvey asaga waxuu badali doonaa Lampard oo la sheegaya in Dhaawac yar uu soo gaaray.
Fetah Ali (liida)

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8181

Posted by on Oct 9 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented