istuur tuurka rigoore raadinta ah oo madaxda Fifa ka digtay (by liida)
luis suarez oo lagu eedeyay in uu istuur tuuro marka uu ku dhex jiro diilmada 18aad ee goosha.
Madaxweyne ku xigeenka Fifa ayaa yiri:” waxaan arkay ilaa dhowr goor oo ciyaaryahano istuutuura, tii ugu danbeesayna waxee aheed tii saurez ee isbuucan asagoona istuuray sedax goor.“aniga istuur tuurkaas waxee ila tahay qayaano”
Boyce oo ah madaxweyne ku xigeenka Fifa ayaa sheegay in istuurista ay tahay halis hadii uu jiro qaladkaas oo aad leedahay in rigoore laguu dhigo waa laguu dhigi lahaa ayuu yiri.
Inkastoo luis suarez uu sheegay in dhagna jalaq uusan u siin doonin hadalka dadka.
Suarez ayaa intaa ku daray in macalinkasta uu ka sheegi karo waxuu doonayo laakin uusan dan kalaheen hadaladaas.
Ciyaaryahan mecheal kightly oo la ciyaaray suarez ayaa sheegaya ” hadii aad inyar taabato wuu qeylinayaa oo waxaadba moodaa in lugta ay ka jabtay ayuu yiri.
Waxaa beryahan badanaya istuur tuurista ciyaaryahanada ayagoona doonayo in abaal marin loo siiyo rigoore laakin waxaa arinkan cabasho ka muujinaya garsoorayaasha ciyaarta iyo madaxda Fifa.
Fetah Ali (liida)
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8389