Ciyaaryahanada Muslimiinta kooxda Newcastle oo diidan ribada(by liida)
Mike Ashley oo ah madaxa kooxda Newcastle ayaa sheegay in kooxda ay ka hor iman doonin Wax caqawado ah.
Kooxda Newcastle aayaa heshiis afar sano ah la gashay shirkad, iyadoona lacago deen ah laga Soo qaadan doona loona celin doona lacago dheerad ah.
Kooxda ayaa ka walwal saneed waxa ay ka dhihi doonaan ciyaaryahanada muslimiinta ah ee Kooxda Newcstle lacagahaas oo aan diinta islamka ogaleen.
Afarta ciyaaryahano ee muslimiinta ah waa Demba Ba, Papiss Cisse,Hatem Ben Arfa,Cheick Tiote.
Ciyaaryahanadan ayaa sheegay in lacag riba ah aysan ogalen diinta islaamka sidaa ayaa Keentay in madaxda kooxda Newcastle ay ku beerto walwal kaga yimaada xaga Ciyaaryahanada.
Kooxda Newcastla ayaa haatan war cad kasoo saarin arinka laakin warar hoose oo ka Imaanaya ayaa sheegaya.
“Kooxda labada shirkadood ee ugu danbeesay oo ay xayeesiis u sameeyan waxee aheed Northern Rock iyo Virgin Money oo ayagaba lacago riba ah bixiya.
Kooxda Newcastle oo hatan heshiis la gashay shairkada Wonga ayaa bilawan heshiiskooda Xili ciyaaredka danbe laakin garoonka James Park uu ahaan doona magaciisa, oo aan laga Badali doonin.
Fetah Ali (liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8461
