|

Baladweyn oo Bandow ah saakay iyo Qarax ismiidaamin ah oo xalay ka dhacay.

Wararka laga helayo Magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay shegayaan in saakay uusan ka jirin Baladweyn ,wax dhaq dhaqaaq ganacsi ah ,taasi oo sabatay bandaw lagu soo rogay Magaalada ,kadib markii Xalay Magaalada uu ka dhacay Qarax Ismiidamin ah.

Waxaa lagu arkaayey saakay  Magaalada Baladweyn  Ciidamada Dowlada iyo Ku wa AMISOM  oo qeyb qeyb u taagan wadooyinka,suqyada iyo Xaafadaha  ku waasi oo Baaritaano Sameynaayey waxaana dadka loo didaayey in ay furtaan Goobahooda Ganacsi .

Qof kii is qarxiyey xalay  ayaa waxa la shegey qarax in uu kaligiisa ku dhintay oo uusan sababin Qasaaro kale ,iyadoo uu damacsanaa ruuxaasi is qarxiyey in uu qarixiisa la begsado Goobaha ay deganyihiin Madaxda gobolak iyo Cidamda Dowalada iyo ku wa AMISOM .

wiixi war ah ee ku soo kordha xalada Baladweyn ka la soco www.qubanaha.com  

qubanaha@yahoo.com

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8576

Posted by on Oct 12 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented