Dempsey: tottenham aad aye u wanaagsantahay xili ciyaaredkan(by liida)
Kadib afar kulan oo isu xigta marka ay badisay kooxda tottenham ayaa waxee is biday awood Iyadoo haatan ciyaaryahan Dempsey kalsooni uu ku qabo tottenham.
Dempsey ayaa gool ka dhaliyay kulankii xiisaha lahaa ee kooxdiisa Tottenham ay ku lagaday Kooxda weyn ee Manchester united iyadoona kaga badisay 3-2.
Macalinka kooxda tottenham ayaa horay u sheegay in ay badin doonaan 5 kulan ee ugu Hreesa Horyaalka inkastoo haatan ay badiyeen afarta kulan ee ugu horeesay.
Ciyaaryahankan rug cadaaga ah ayaa aaminsan in Tottenham ay sanadan ka adagtahay sanadii Hore aynu soo dhaafnay.
Tottenham ayaa haatan ku jirta kaalinta 5 aad ee horyaalka England inkastoo naadiga Tottenham Ay la ciyaari doonto kooxda Chelsea 20 ka bishan.
Tottenham ayaa la ogaan doonaa tabarteeda marka ay la ciyaarto kooxda Chelsea oo sanadan Ah koox aad u adag hogaaminaysana horyaalka England ee Premier Leageu
Fetah Ali (liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8662
