Hooyo Soomaaliyed oo afar Caruur oo mataano ah ku dhashay Xeryahaya Barakacayaasha ee Muqdisho.(Sawiro)
Hooyo Soomaaliyeed Oo ku nool mid ka mid Xerayaha barakacayaasha ee Xaafada Warshada Baastada ayaa dhashay 4 caruur ah o mataano ah , xili ay heysato daruuf adag ee xaga nolosha ah.
Hooyadan dhashay 4-ta cruur ayaa sheegtay in xitaa ninkii qabaya aysan arag ku dhwaad mudo 8 bilood ah,iyadoona sheegatay in ysan jirin cid kale oo u maqan ,islamarkaana iyada oo kaliya ay ka sugayaan quudin caruurtaasi ay dhashay.
Hooyadan Soomaaliyeed oo haatan ku sugan xaalada nololeed o aad u liidata ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka codsatay inay wax u qabtaan , maadaama ay dhashay 4 caruur oo mataano ah , hadana aysan heysan nolol ay ku noolaadaan , iyadoo sheegtay in odeygina aysan kolol iyo geeri aysan kuheyn.
Fadlan caawi Hooyadaasi Soomaaliyeed ee Allah ku galadeestay 4 caauur oo mataane ah ,balse aysan awoodin in ay u soo shaqeeso hadane ay koriso.
Xigasho:Codka Qaranka
www.qubanaha.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8595

