Paolo Di Canio oo raja ka qaba in mar uu noqon doono macalinka xulka England (by liida)
Di Canio ayaa kalsooni ku qaba hadii uu noqdo tababaraha xulka England in guulo wax ku ool ah uu gaarsiin doona.
Di Canio ”aniga waa leega garanayaa England waana jecelahay in aan noqdo macalinka xulka qaranka England.”
“waxaan jeclaan lhaa in aan noqdo macalinka kaliya ee ajanabiga ah England guulo gaarsiin kara
Di Canio ayaa sheegay “waa muhiim heesta calanka marka ay qaadayan wadamada anigana lama qaadayo heesta xulka qaranka England taa na waa ma fiicna laakin hadii ay chance ii siiyan in an noqdo macalinka xulka qaranka England nwaa badan ayaan ku soo kor dhin doonaa.
Laacibkii hore ee xulka Italy Di Canio ayaa sheegay in uusan heli doonin jagadan sabbtoo ah ayuu yiri England leema ogolaanayo ayan filayaa.
Fetah Ali (liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8745
