|

Ra’iisulwasaraha Soomaaliya oo Golahisia Wasiirada dadkii ka Mid noqon lahaa gacanta ku heysata Sugayana Ansixinta Barlamanka. (Akhriso Xog muhim ah )

Qubanaha 14-10 2012: Wararka laga helaayo Madaxtooyada Soomaaliya ,ayaa waxaa ay shegayaan in inta badan Raga iyo dumaraka Ka Midnoqonaayo Wasiirada cusub ee Soomaaliya la diyaariyey  kadib markii Maalmahaan uu Ra’iisulwasaraha Soomaaliya ku jiray Wadatashiyo Ku aadan Arinkaan .

Siyaasiyiin Ku sugan Madaxtooyada oo lahadalay www.qubanaha.com ayaa waxaa ay shegeen in  marka Ra’’iisulwasaraha Soomaaliya la ansixiyo ,aan la daahin doonin ku dhawaaqista  Xukuumada  Taasi oo lagu micneyey in Ra’iisulwasaraha Soomaaliya Gacanta ay ugu jiraan liiska Golahiisa Wasiirada .

Wasiirada ,ayaa waxaa la sheegay in ay noqon doonaan ku  wa tira yar waxana ay u bad naan doonaan Dad cusub iyadoo lagu qeybiyey Qaabka belaha Somaaliyeed ay wax u qeybsadaan ee ah 4.5 walina si rasmi ah looma helin Magacyada Wassirada Cusub in kastoo wadatashi kadib xukumada la si ku afgartay.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lashegay in uu isaga intabadan xulay wasiirada isagoona ka latashanaayey  Ra’iisulwasaraha  Lamagacaabay Abdi Farax Shirdon ,waxaana wasiirada inta badan ay ka imaan doonaan Koxda Damul Jadiid ee sidaweyn u taageersan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Rag ay koxdasi asxaabyihiin.

Todibaad kan Gudahiisa ,aya awaxaa lagu wadaa in  Ra’iisulwasaraha Soomaaliya uu hortago Barlamanka si loo ansixiyo .

www.qubanaha.com

qubanaha@yahoo.com

 

 

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8772

Posted by on Oct 14 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented