xavi oo amaanay messi(by liida)
Ciyaryahan Xavi ayaa amaan dusha kaga tuuray ciyaaryahanka saaxibkii ah lionel Messi.
Ciyaaryahankan 32 jirka ah aya amaanay saaxibkii messi waxuuna kutilmaamay Messi in Uu yahay laacika aduunka uusan jirin ciyaaryahan ka laacibsan.
Xavi ayaa yiri “Messi waa laacib hadii loola bar bardhigo ciyaryahan Ronaldo waxaa Markasta wanaagsan Messi”
Xavi ayaa hadalkiisa ku soo daray in macalinka kooxda Barcelona Tito iyo macalinkii Hore Pep ay aad u kala duwanyihiin marka loo eego xaga farsamada ciyaared ee kooxda.
“Pep waxuu ku wanaagsanaa xaga is fahanka kooxda iyo tactical ka kooxda.”
Xavi ayaa sheegay in uu aad u jecelyahay macalinka kooxda Real Madrid uuna u hayo Xushmad iyo sharaf sababtoo ah ayuu yiri Mourinho sedax sano ayuu la joogay kooxdaBarcelona.
Fetah Ali (liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8832
