|

Iker Casillas wuu noqon karaa Ballon D’OR (by liida) Aqri war bixin xiisa leh

waxaa cad in macalin mourinho u sheegto hanashada ballon d’ or in ay xaq u leyihiin mid ka mid ah ciyaaryahanada kooxda Real Madrid.

Waxaa halkaa ka marneen in ciyaaryahan Iker Casillas uu ahaa ciyaaryahankii u horseeday xulka qaranka Spain in ay ku guuleesato sedax goor Koobab muhiim ah sida Euro 2008, World Cup 2010, iyo Euro 2012.Casillas waa captanka kooxda xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid waana gool haye aad u wanaagsan dhiira gelin buuxda siiya Ciyaartoyda uu hogaaminayo.

Hadii ciyaaryahanka 3da goor taajka loo suray laacibka aduunka wa Messi  uu waayo waxaa mudan in lasiiyo ciyaaryahan Iker Casillas oo asaga Guulo wax ku ool ah gaarsiiyay xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid.

Casillas ayaa ah ciyaaryahan markasta badbaadiya qatarta goosha asagoona horay loogu xasuusto laba rigoore amaba gool ku laad uu Badbaadiyay semi finalka Euro2012, Casillas ayaa markale badbaadiyay gool kulaad ciyaarti ay ka guulesten kooxda Portugal.

In kastoo weli ciyaaryahan Messi uu u tartamayo Ballon d’ or ayaa haatan macalin mourinho uu sheegayaa in mid ka mid ah ciyaartoyda Real Madrid ay u qulmaan ku guulesashada tartankan.

 

Fetah Ali (liida)

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8852

Posted by on Oct 15 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented