Labo wiil oo Maraykanka Madoow oo Kobcinta Islaamka ugu wareegay Maraykanka oo dhan + Daawo
Axad 14-Oktoobar-2012: [JSN]Labadaan wiil oo walaalaha ayaa waxaa la kala yiraa Xuseyn iyo Xamza Cabdullaahi ayaa ku maray baabuur Maraykanka oo dhan iyagoo kobcinayo diinta Islaamka. Rabaana in ay wax ka badalaan fikrada laga qabo Islaamka oo ah mid nabada oo aan ahayn mid kale. Halkaan ka fiirso
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8923