Yaya Toure iyo Drogba oo ka badbaaday werar lagu soo qaaday (by liida)
Todaba ciyaartoy oo ka ciyaarta premier league ayaa mar qura ka wada cararay garoonka ciyaarta ay ka socaneesay ee Dakar maalin nimadii sabtida.
Xidigahan ka ciyaara horyaalka Premier Leageu ee dalka England ayaa soo food saartay cabsi ka gadaal marki ay la ciyaaren xulka qaranka
Senegal.
Droga aya ka badbaaday weerar mid ka mid ah tagerayasha kooxda kale ee senegal uu kusoo qaaday.
Rabshado ayaa mar qura sara u kacay kadib marki ay wada ciyaaren xulka qaranka Ivory Coat iyo xulka Senegal ciyaartaa oo ku dhamaatay Ivory 2-0 Senegal.
Yaya Toure iyo Kola Toure ayaa ka mid ahaa ilaa 7 (todaba) ciyaartoy oo ka ciyaarta Horyaalka Premier Leageu ee wadanka England oo halkaa ka carartay
Ciyaaryahanadan ayaa ka cararay garonka ciyaarta ay ka soconesay marka ay bilowatay foodada ayagoona u baqay naftooda .
xabado iyo in hub leesu adeegsado ayaa ka bilawatay garonka iyo aga gaarihiisa kadib police ayaa isu gadaamay ciyaaryahanada ayagoona sugaya amaanka ciyaaryahanada.
qof ku dhow Toure ayaa sheegay in ay nabad qabaan labada walaal, laakin ay cabsi Gelisay marki ay bilawatay rabshadahan waayo ayuu yiri ma garan kartid sida ay ku dhamaan doonta.
Fetah Ali(liida)
Fitaax1me@hotmail.com
Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=8884