|

Man City oo damacsan la soo wareegida wiilka dahabiga ee Roma De Rossi (by liida)

Kooxda Man City ayaa haatan doonesa in ay lasoo wareegto ciyaaryahanka  u ciyaara kooxda As Roma Ee wadanka talyaaniga.

Macalinka Man City ayaa horay u damacsanaa in uu lasoo wareego laacibka kooxda As Roma asagoona Ku doonaya lacag gaaresa 30 milyan.

Kooxda Man City ayaa ka faa ideesaneesa ciyaaryahankan oo damacsan inuu ka tago  kooxdisa , inkastoo Ciyaaryahankan ay ku adagtahay in As Roma uu kasoo tago lakin hadii ay noqoto in lacag badan loo soo Jeediyo in uu u wareegi doono kooxda Man city.

 

Hadii ciyaaryaaryahankan uu ku  soo biro kooxda Man City waxee u muuqaneesa in macalinka kooxdaas Uu ku dadaalayo sidii uu u xoojin lahaa dhexda.

 

Kooxda Man Ctyi ayaa horay usoo iibsatay laacibinta Garcia iyo Rodwell, ayagoona haatan ku wada Sugan naadiga Manchester united.

 

Fetah Ali (liida)

 

Fitaax1me@hotmail.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9045

Posted by on Oct 17 2012. Filed under Cayaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented