|

Police ka Kenya oo dilay Dad la shegay in ay taagero u yihin Shabaab.

MOMBASA, Kenya:17-10-2012 (Qubanaha) Police ka kenya ,ayaa togasho ku dalay maanta sadax ka mid ah Dad looga shakiyey in ay tageero u yihiin Koxda  Al-Shabaab intii lagu guda jiray weraro Banbanoyin ah oo  la gu weraray saraakiil Kenyan ah oo ku suganaa gurri kuyaley Xafada Likoni Gobolka Xeebata ee kenya  .

warka ayaa waxaa u shegayaa in mid ka mid ah saraakisha  Kenyanka ah ee La weraray u dhintay ka dib markii uu soo gaaray Dhawac Culus halka sagal kale oo dhac  uu soo garay la dhigay isbitalka  Mombasa.

Policka ayaa waxaa lagu soow ramayaa in ay Xir xireen dad badan oo looga shakiyey werarada Bambanooyinka ee lagu weraray Sarkisha Kenyanka,waxaana dadkasi qaarkooda wararka ay shegayan in lagu xirya Mid ka mid ah Xabsiyada waaweyn ee Magalada Mombasa waxaana la soo qabtay oo policeka  gacanta ay ku dhigeen Quryaha AK-47 iyo bambanoyin .

www.qubanaha.com

Short URL: http://www.qubanaha.com/?p=9049

Posted by on Oct 17 2012. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

*

Recently Commented